- Get link
- X
- Other Apps
Posted by
REER BILE
on
- Get link
- X
- Other Apps
𝗧𝗔𝗖𝗦𝗜 𝗧𝗜𝗜𝗥𝗔𝗔𝗡𝗬𝗢 𝗟𝗘𝗛 FUAD ABDUKADIR GEESEEY
( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
𝗪𝗮𝗮 𝗴𝗲𝗲𝗿𝗶 𝗻𝗮𝘅𝗱𝗶𝗻 𝗹𝗲𝗵 𝘄𝗮𝗹𝗶𝗯𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝘅𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻.
Alle SWT ha u naxariisto Walaalkeen Shahiid L/X/Le Fuaad C/qaadir islaaw #Geeseey Allaah jannatul firdawsa ha geeyo Qabrigana waasac alle ha ugu dhigo.
Walaalkeen Waxa uu u shahiiday Difaaca Dalka & Dadka & Diinta waxa uuna u Huray waxa ugu qiimaha badan ee ah naftiisa asiga iyo Shuhadadii Kale ee ay kawada tirsanaayeen ciidanka xoogga dalka soomaliyeed (C.x.d.s)
Waxaan sigaar ah ugu tacsiyeeynaa Reer Geeseey odhan iyo dhammaan ehelladii wiilashooda ay ku shahiideen difaaca dalka & diinta & dadka soomaaliyeed waxaanna leeyahay dhammaantena Samir iyo iimaan alllaah haynaga wada siiyo ayagana allaah jannatul firdowsa haka waabiya.
Geerida xaqwaayee
balse kala xanuun badan
Marka wiil xigaalka ah
Xumad iyo wanaag badan
Marna xoogga qaranka ah
Isagoo xilkii gudan
Xureeynaayo ciidoo
Khawaariijta xagal jari
Xabad ay haleeshoo
Xabaalaha lageeyaa
Geerodu xaqweeyee
balse kala xanuun badan
Comments
Post a Comment