Condolences to all family of Alasow

IINAA LILAH WA'IINAA 'IILAYH RAJIEUN

TACSI SIRAANYA LEH Axmed Calasow
( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ) 
Axmed Calasow
GEERIDU WAA XAQ BALSE KALA XANUUN BADAN
Waxa ay gacan ka xaqdaran ku dishay magaalada mugadishu qaasatay isgooyska towfiiq walaalkeen  Ahmed Alasow oo ka dhashay beelweynta baadacade si gaar ahna beesha Ilaabe.

Waxaan halkan uga tasiyadeynayaa dhamman ehelka iyo qaraabada waxaanna leeyahay allaah samir hanaga siiyo walaalkeyn axmed calasow isagana jannada allaah hageeyo.

Allaah haunaxariistee axmed calasow waxa uu ku dhashay dagmada buulaburte tariikhda markey aheyd 2001, waxa uu ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed.

Axmed alasow waxa uu ahaa ubax usoo baxay difaaca dalka, dadka iyo diinta lakin nasiib darra waxaa dilay askar katirsan isla dowladdii uu u ushaqeynaayay kadib fasax gaaban oo uu magaalada mugadishu ku tagay. 

Waa nasiib darra dadkii aad garabkaaga moodeysay in ay isla ayagii gacantooda kugu dilaan💔. 

GEERIDU WAA XAQ BALSE KALA XANUUN BADA 

Axmed calasowallow jannada ku geey!!💔


Qoraa: Gabar Baadacade

Comments