Learn about the genealogy of the Badada/Badada/Badada tribe here

 Halkan ku baro abtisiga beesha baadacade/baadicade/baadacada

BAADICADE HAWIYE MIYAA?

BAADACADA IMISA AYEY UKALA BAXDAA?

BEELWEYNTA BAADACADE/BAADACADA 

Baadicadde waa beel kamid ah beelweynta hawiye, waxayna dagaan Gobolka hiiraan iyo shabeelaha dhexe, shabeelaha hoose,sidoo kale waxay deegaamo ku leeyhiin Kilinka shanaad iyo meelo kale oo katirsan dalka Soomaaliya.
Baadicadde waxay ukala baxdaa afar qeebood oo kala ah Warable tigaaleWaadeero tigaaleBaydiisle tigaale iyo Muumin tigaale waxaana shaneeyo Xabiibo tigaale oo ah hooyada dhashay beesha Gaaljecel ama geelgecel.
Baydiisle tigaale waa dadka dago dhulka Soomaalida ee Ithopia ama kilinka shanaad. Waadeero tigaale waxay la dagaan Beesha Gaaljecelka.Mumin tigaalena waa beelaha. Warable tigaalena waa kuwa baadicaddaha ugu badan oo aalaaba lagu sheego baadicaddaha waana kuwa dago gobalka hiiraan



ALLOW BAADACADA NIMADA NAGU DIL WAAN JECLAHAY BOQORTOOYADA BAADACADA OO AAN KA DHASHAY 

i love you baadacade


Comments