- Get link
- X
- Other Apps
Posted by
REER BILE
on
- Get link
- X
- Other Apps
Waa kuma lixda hawiye ee liibaantey?
Beelweynta Hawiye Irir Samaale wexey ka mid tahay beelaha ugu waaweyn ee degta Geeska Afrika (Somalia🇸🇴 Ethiopia🇪🇹 Djibouti🇩🇯 Kenya🇰🇪.
Beelweynta Hawiye waxa ay u kala baxdaa lix beelood oo kala ah:
1 KARANLE
2 XASKUL
3 RAARANE
4 GUGUNDHABE
5 JAMBEELLE
6 GORGAATE.
1. KARANLE waa curadka Beelweynta Hawiye waxa uuna ukala baxaa afar laf oo kala ah:-
2 XASKUL HAWIYE Waxa uu ukala baxaa seddex laf oo ah:-
- Ide’maarke
4 GUGUNDHABE HAWIYE
Waxa uu u qeyb samaa laba qaybood oo waaweyn oo Kala ah :-
FG- GAALJECEL GUGUNDHABE ma ahan lakin waxaa dhashay XABIIBA TIGAALE MOOLKAAL(BAADACADDE) JIBADE GUGUNDHABE Waa looyahay reer abti sidaas ayaana loogu soo daray BEELWEYNTA GUGUNDHABE.
5- JAMBEELLE
JAMBEELLE HAWIYE waxa uu dhalay laba wiil, wuxuuna ka kooban yahay laba beel oo waaweyn oo Kala ah Ajuuraan iyo Hantire.
Gorgaate Waxuu dhalay
-Maxamed (madhibaan oo reerka laga saaray lakin uu dhashay)
-Silcis Gorgaate
-Wadalaan Gorgaate
-Mariixan Gorgaate
-Maxamuud Gorgaate (Daame)
Silcis gorgaate waxuu dhalay:
Nugale Silcis Gorgaate
Bedare Silcis Gorgaate
Liboow Silcis Gorgaate
Nugaal Silcis gorgaate waxuu sii dhalay:
Ciise Nugale Silcis
Rarante Nugale Silcis
Beedare Nugale Silcis
Wadalaan gorgaate waxuu dhalay:
Daranle
Daranle waxuu sii dhalay:
Wadmahure Daranle
Hon Daranle
Maxamuud gorgaate oo daame loo yaqaan waxuu guursaday faadumo karenle oo ay ilma adeero yihin waxuu dhalay raage wiil la yirahdo 14 marka hoos looga dagto waxaa so baxeyso hiraab
Hiraab oo kala ah =
Mudulood Hiraab
Martiile Hiraab
Madarkicis Hiraab
Maxamuud Hiraab
Mudulood waxuu dhalay
Maxamed Mudulood
Daaro Mudulood
Wacweyteen Mudulood
Ciise Mudulood
Darandoole Mudulood
Darandoole mudulood waxuu dhalay
Hilibi Darandoole
Cisman Darandoole
Hilibi Darandoole waxuu dhalay:
Mudujeel Hilibi Darandole
Mirwaq Hilibi Darandole
Cisman Darandoole waxuu dhalay
Cali Cisman (Abgaal)
Wacdaan Cismaan
Ilaawan Cismaan
Moobleen Cismaan
Wacdaan Cismaan waxuu dhalay:
Maalin Wacdaan
Warqatil Wacdaan
Samakay Wacdaan
Warqad Wacdaan
Moobleen cisman waxuu dhalay:
Magale Moobleen
Abidig Moobleen
Comments
Post a Comment